Fur email-kaaga, riix baaro xaqiijinta aad ka heshay SPI.
05
Gal Akoonkaaga
Sign in
Ka dib xaqiijinta, ku soo noqo SPI oo gal akoonkaaga.
06
Gudbi Qiimaha
Submit your first price
Riix 'Submit a Price', raadi alaabta, geli qiimaha, submit garee.
Su'aalaha badanaa · FAQ
Frequently asked questions
Sideen u eegi karaa qiimaha suuqa? / How do I search for market prices?
Fur somalipriceindex.com, riix 'Browse Prices', kadib raadi alaabta aad raadineyso. Waxaad ka dooran kartaa magaalada, suuqa, iyo nooca qiimaha. / Go to somalipriceindex.com, click Browse Prices, then search for any product. Filter by city, market, and price type.
Ganacsadeyaasha sidey u diiwaangelaan? / How do vendors register?
Riix 'Vendor Register' ee xaashida hore. Buuxi xogta ganacsigaaga, xaqiiji email-kaaga, kadib bilow gudbin qiimaha alaabta. / Click Vendor Register on the homepage. Fill in your business details, confirm your email, then start submitting prices.
Intee ayay qaadataa in qiimaha la ansixiyo? / How long does price approval take?
Guud ahaan 24 saacadood ama ka yar. Kooxda SPI waxay dib u eegaan qiimaha ka hor inta aysan muuqalin website-ka. / Usually within 24 hours. The SPI team reviews every price before it appears on the website.
Alaab ma jiro liiska — maxaan samayn karaa? / A product isn't in the catalog — what do I do?
Aad 'Vendor Dashboard' > 'Add New Item' ka dib codsiga gudbi. Kooxdanu waxay dib u eegaan codsigaaga oo ay alaabta ku daraan liiska. / Go to Vendor Dashboard > Add New Item and submit a request. Our team reviews it and adds the product to the catalog.
Ma bilaash baa? / Is SPI free to use?
Haa — diiwaangelinta ganacsadaha iyo eegista qiimaha labaduba way bilaash yihiin. / Yes — both vendor registration and price browsing are completely free.
Billow Maanta · Get Started
Isdiiwaangeli maanta — somalipriceindex.com
Somali Price Index is free. Register as a vendor in under five minutes and reach thousands of Somali shoppers today.